Waxaa maanta muddo hal saac Minnesota ku hakan doono murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump isagoo Convention Center-ka kula casheendoona koox yar oo Jamhuuri ah.
Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka Jamhuuriyiinta ah ee ku nool Minnesota aaney ku qanacsaneen ninkan iyo fikradihiisa, iyagoo lacag u aruuriyay lacag ka badan midda ay isaga siiyeen.
Sida ay sheegayaan guddiga doorashooyinka federaalka Mareykanka Hillary Clinton waxaa ay Minnesota ka heshay lacag ka badan inta ay jamhuuriga ka heleen, lacagta waxaa lagu qiyasay $2.1 million halka Donald Trump uu helay $110,607.




From the comments