Magaalada Rio de janeiro ee Brazil ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay ciyaaraha Olypikada 2016-ka, ilaa 42 ciyaar ayaa lagu tartamay intii uu tartanka socday, xaflad malaayiin daawadeen ayaa gabagabadii tartanka lagu qabtay garoonka Maracana Stadium.
Ciyaarahan oo socday muddo 16 maalmood ah waxaa ka soo qeybgalay ilaa 11,303 oo ka kala socday ilaa 206 dalal iyo koox qaxooti ah, waxaana lagu tartamay ilaa 136 Billad oo gabdhaha ah iyo 161 oo wiilasha ah.
Dalka Mareykanka 121 Billad oo 46 ay Dahab yihiin, Ingiriiska waxaa ay heleen ilaa 67 Billad oo 27.






From the comments