Wararka ka imaanaya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay goor dhow degmadaasi ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa wasaaradda difaaca Soomaaliya.
Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Yaxye Xaaji Cali, waxaana ragga hubeysan ay dileen xilli uu marayey meel ku dhwo Isgoyska Mac-macaanka ee degmadaasi kana yimid dhanka gurigiisa.
Ragga wax dilay ayaa ku hubeysnaa bistoolado, waxaana la sheegay in dilka kadib ay goobta ka baxsadeen.




From the comments