Baarlamaanka Puntland ayaa waxay ansixiyeen xeerka Kufsiga oo ah noociisa kii ugu horreeyay ee Soomaaliya laga hirgaliyo.
Xeerkan ayaa la sheegay in lagu dhiirrigalinayo cadaaladda Puntland, waxaanuu soo socday muddo sanad ka badan oo habeyntiisa iyo meel marintiisu ay ku qaadatay.
Xeerkan ayaa waxyaabaha uu xoogga saarayo waxaa ka mid ah kufsi kooxeedka, daandaansiga iyo handadaadda galmo, ganacsiga iyo addoonisiga galmo kufsi, caadaadiska Galmo, isqaawin, afduub iyo soo saarista; baahinta muuqaallada anshax xumada ah ee sida ula kaca ah loo sameeyo.




From the comments