Goobjoog

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerakii Baarka Liido

Xafiiska howlgalka dowladda Mareykanka u qablisan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii ka dhacay baarka Liido ee magaalada Muqdisho. “Mareykanka waxaa uu cambaareynayaa weerarka waxashnimada ahaa ee baarka Liido Beach…

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerakii Baarka Liido

Xafiiska howlgalka dowladda Mareykanka u qablisan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii ka dhacay baarka Liido ee magaalada Muqdisho.

“Mareykanka waxaa uu cambaareynayaa weerarka waxashnimada ahaa ee baarka Liido Beach , waxaan tacsi u direynaa qaraabada dadkii lagu dilay, innagoo caafimaad u rajeyneyna inta dhaawaca ah” sidaa waxaa lagu sheegay war saxaafadeedka Mareykanka.

Mareykanka waxaa dhinaca kale uu qoraalkan ku ballanqaaday in ay sii wadayaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyagoo sii adkeeyay wada shaqeynta kala dhaxeysa dowladda  ee la xiriirta soo celinta nabadda iyo ammaanka dalka

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments