Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa NISA ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa.
Gaarigan oo lagu soo bandhigay degmada X/weyne ayaa waxaa saarnaa waxyaabo badan oo saraakiisha amniga sheegeen in loo adeegsado qaraxyada.
Waxaa ka mid ah waxyaabaha ay soo bandhigeen hay’adaha amniga Boolal badan, dhallooyinka cabitaanka ka dhamaaday, Biro, Fuusto la sheegay in walxo qarxa ku jiraan iyo walxo kale oo fara badan.





From the comments