Goobjoog

Japan Oo Lacag Ku Bixineysa Korontada Kenya

Dalka Japan ayaa ilaa 1 billion yen ($9.78 million) ku bixisay si loo hormariyo dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, gargaarkan waxaa uu gaari doonaa ilaa Korontada. Dalka Japan waxaa uu raadinayaa…

Japan Oo Lacag Ku Bixineysa Korontada Kenya
Japan’s Prime Minister Shinzo Abe (L) and Kenya’s President Uhuru Kenyatta attend a news conference following bilateral talks at State House in Kenya’s capital Nairobi, August 28, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya

Dalka Japan ayaa ilaa 1 billion yen ($9.78 million) ku bixisay si loo hormariyo dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, gargaarkan waxaa uu gaari doonaa ilaa Korontada.

Dalka Japan waxaa uu raadinayaa maalgelinta arrimaha la xiriira Tamarta, 2011-dii waxaa dalkaas ka dhacay markii ay dhibaato soo gaartay Fukushima nuclear

“Japan waxaa ay ku taageeri doontaa dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada lacag dhan one billion yen,” sidaa waxaa sheegay Shinzo Abe oo ah ra’isulwasaaraha Japan.

Horay Kenya waxaa ay lacag deyn ah u siisay shirkadda  KenGen power, mashruucan oo lagu qiyaasay ilaa 46-billion-yen ($408-million).

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments