Xildhibaan Caasho Maxamuud Cumar ‘Caasho Koos’ oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana mid ahayd xildhibaanno waxyeello ka soo gaartay qaraxii maanta lala eegtay Hotel SYL ayaa noo xaqiijiyay iney jiraan dhaawacyo soo gaaray xildhibaanno iyo wasiirro ku sugnaa Gudaha Hotelka.
Xildhibaan Caasho oo aan la yeelanay wareysi gaar ah ayaa waxa ay ka hadashay qaabka ay wax u dheceen, waxayna tiri;”Meeshaan ku shireynay qaraxa markaan maqalneyna waxaa nagu soo dumay meesha, wax dhib ah oo weyni nama gaarin laakiin firirikii baa nagu wada dhacay intayadii xildhibaanno ee meesha fadhiday, dadku dhiigbay wada lahaayeen sida ay wax u kala qabaanna ma kala aqaanno, wasiirraa nagu jiray xildhibaannaa nagu jiray, laakiin wax weyn qof ay gaadheen naguma jiro”.
Xildhibaanku waxay noo sheegtay sida ay iyada wax u soo gaareen iyo inta ay indheheeda ku aragtay ee mas’uuliyiin ah:




From the comments