Goobjoog

Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay

Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa…

Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay

Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa 20

Michel Temer oo ahaa madaxweyne ku xigeen kaas si KMG ah u sii hayey jagaas ayaa hadda noqoya madaxweynaha Brazil, ninkan waa madaxa Democratic Movement Party.

Arrinta casilaadda madaxweynaha Brazil waxaa ka xanaaqay ilaa 3 dal oo Brazil daris la ah sida Venezuela, Bolivia iyo Ecuador.

Goobjoog News

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments