Goobjoog

Mareykanka Oo Sheekh Cabdiqadir Mumin Ku Daray Liiska Dadka Ay Doon-Doonayaan

War ka soo baxay waaxda Mareykanka u qaabilsan xafiiska ay ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada ayaa sheegtay in Sheekh Cabdiqadir Muumin lagu daray liiska dadka ay Mareykanka Doon-doonayaan. Qoraalka ka…

Mareykanka Oo Sheekh Cabdiqadir Mumin Ku Daray Liiska Dadka Ay Doon-Doonayaan

War ka soo baxay waaxda Mareykanka u qaabilsan xafiiska  ay ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada ayaa sheegtay in Sheekh Cabdiqadir Muumin lagu daray liiska dadka ay Mareykanka Doon-doonayaan.
Qoraalka ka soo baxay waaxdan waxaa lagu sheegay in Mareykanka uu xayirayo dhamaan lacagaha uu leeyahay wadaadka, isla markaana aan wax xiriir ah lama sameyn karin.
Sheekh Cabdiqadir waxaa uu ku biiray Daacish October 2015-kii, waxaana la sheegayaa in taageerayaashiisa ay joogaan bariga Afrika iyo Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments