Madaxweynaha Koofurta Sudan ayaa aqbalay in la geeyo wadankiisa ciidamo shisheeye oo tiradoodu gaareysa 4-kun oo askari kuwaa oo ka socda golaha amaaanka ee Qaramada Midoobay.
Warkaan ayaa imaanaya kadib kulan ay wada qaateen madaxweyne Salvakir iyo wafdi ka socda golaha amaaanka ee qaramada midoobay ,kulankaa oo ka dhacay caasimadda Jubba.
Madaxweyne Salvakiir ayaa horay u diiday in ciidamo shisheeye la geeyo wadankiisa taas oo uu ku tilmaamay xad gudub ka dhan ah madaxbannaanida wadankiisa.




From the comments