Sheeko:War
Waa dood ku saabsan Sharciga Axsaabta dalka oo dhowaan uu meelmariyey Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana ka qeybgalaya Guddoomiyaha xisbiga Kulan C/qaadir Barnaamij, Xoghayaha guud ee Xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo mas’uuliyiin kale.