Maalintii Labaad waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan, iyadoo lagu arkayo ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Federaalka oo halkaasi ku sugan.
Wadada Makka Al-mukarrama waxaa isgoys walbo ku sugan ciidamada dowladda, sidoo kale waxay taagan yihiin dhammaan jidadka laamigaasi soo galaya.
Gaadiidka ayaa lagu amrayaa in aysan halkaasi marin, waxaana shacabka yihiin kuwo si caadi ah u lugeynaya.




From the comments