Goobjoog

Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baqdaad

Ilaa 5 qarax ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad iyo hareeraheeda, cidna ilaa hadda ma sheegan laakin waxaa dalkaas ku xoog badan Daacish. In ka badan 12 qof ayaa ku dhimatay…

Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baqdaad
A shoe is pictured at the site of a suicide bomb attack as people look on, in the central Allawi district of Baghdad, Iraq September 11, 2016. REUTERS/Khalid al Mousily

Ilaa 5 qarax ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad iyo hareeraheeda, cidna ilaa hadda ma sheegan laakin waxaa dalkaas ku xoog badan Daacish.

In ka badan 12 qof ayaa ku dhimatay qaraxyada halka 27 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka.

Qaraxyada waxaa ay ka dhaceen goobo ay ka mid yihiin Carab Al-jabour, suuqa Taaji, Xaafdda Xuseyniya iyo meelo kale.

Wararka waxaa ay sheegayaan in Daacish ay weli xoog badan tahay, inkasta oo dowladda Ciraaq ay taageeraan Mareykanka iyo Iran.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments