Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta kusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Kenyatta ayaa u yimid magaalada Muqdisho ka qeybgalka shirka madaxda dalalka IGAD oo goor dhow ka furmi doona magaalada, iyadoo loo gelbiyey Kenyatta halka shirka IGAD ka furmi doono.
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in madax kale ay yimaadaan magaala.





From the comments