Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad sidda madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa Uganda.
Museveni ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa shir madaxeedka IGAD oo goor dhow ka furmi doona magaalada Muqdisho.




From the comments