Wasiiro ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho oo maanta lagu qabanayo shir madaxeedka dalalka ku bahoobay ururka IGAD.
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Kenya, Jabuuti iyo Ugadna ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Waxay wasiiradan horudhac u yihiin madaxda dalalka IGAD ee maanta ku shiri doona magaalada Muqdisho.




From the comments