Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta abaare 2-dii duhurnimo ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga isgoyska Xaawo Taako.
Qaraxa ayaa ahaa gaari la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa, kaasi oo la dhigay bannaaanka hore maqaayad lagu magacaabo Sky Blue, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.
Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa goobtaasi ku geeriyootay, waxaana dhaawac uu soo gaaray in ka badan 5 qof oo shacab ahaa.





From the comments