Madaxwenaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu soosaray labo wareegto.
Labada wareegto ayuu Madaxweynaha midna guddi soo baara ugu magacaabay duqeyntii Maraykanka ee Duleedka magaalada Gaalkacyo ka dhacday halka tan labaadna shaqada looga joojiyay hay’adaha maamulka inta ay socdaan doorashada xildhibaannada cusub ee federaalka labada aqal.
- Waxa uu gudi baaritaan umagacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacaday bariga magaalada Galkacyo , oo ciidamada mareeykanka ay ku dileen askar katirsan Dowlada Galmudug.






From the comments