Goobjoog

4 Qof Ayaa Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

4 qof ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxan waxaa lala eegtay gaari uu lahaa bare wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho. Cabdiweli…

4 Qof Ayaa Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

4 qof ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxan waxaa lala eegtay gaari uu lahaa bare wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho.

Cabdiweli Baadi waxaa uu bare ka ahaa jaamacadaha SIU iyo Plasma ee magaalada Muqdisho, waxaa la sheegayaa in uu dhaawac culus  soo gaaray, lamana sheegin sababta loo weeraray iyo cidda ka dambeysay.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments