Maxkamadda dambiyada adduunka ee loo yaqaano International Criminal Court ayaa maanta waxaa ay booqasho lix maalmood ah uga bilaabaneysaa Isr’ail iyo Daanta Galbeed.
Waa Markii ugu horeysay oo wafdi ka socda maxkamadda ICC uu tago Is’ail iyo falastiin tan iyo markii Isra’il ay xasuuq ka geysatay Marinka Gaza 2014-kii.
Booqashada ayaa lagu sheegay mid la xiriirta arrimaha waxbarashada, wafdiga ayaa la kulmi doono madaxda labada dal ee Isra’il iyo Falastiin.




From the comments