Dowladda ruushka ayaa sheegtay in 300 oo gantaal ay u direyso saldhig dhanka badda ah oo uu ku leeyahay wadanka Suuriya .
Afhyeen u hadlay wasaaradda gaashaadhiga ee Ruushka ayaa sheegay in arrintaan loola la jeedo in la adkeeyo ammaanka dhanka saldhiga uu Ruushka uu ku leeyahy s dalka Suuriya.
Tallaabadan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay kordheen xiisadda reer galbeedka, iydoo maalin ka dib uu mareykanka uu kala hadlay Ruushka arrinta ku saabasan beegsiga kooxaha xag jirka .




From the comments