Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa ku eedeeyay maamul goboleedyada dalka in ay ku guul-dareysteen soo gudbinta liiska ama xubnaha u sharaxan aqalka sare, iyagoo qabtay labo maalin in shaqadaas lagu dhameystiro haddii kale ay doorashada dib u dhici doonto mas’uuliyaddana ay madaxda maamullada qaadi doonaan.
War saxaafadeed
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) wuxuu caddeynayaa in manta oo ah 5ta bishaOktoobar 2016ka is la markaasna ah maalintii loo muddeeyey in Maamullada Dowlad Gobaleedyadu ay soo gudbiyaan magacyada musharraxiintaA qalka Sare in aysansuurogelin. Sababtuna ay tahay Maamullada oo aan weli soogudbin magacyada musharraxiinta. Sidaasi darted waxaa guddigu ugubaaqayaa mas’uuliinta MaamulGobaleedyada in ay labo maalmood gudahood magacyada musharraxiinta AqalkaSare ku soo gudbiyaan.




From the comments