Dufaan Xoggeeda dabeesha lagu sheegay markii ay dabeesha yaraatay ilaa 177 KM saacaddii, ayaa la sheegayaa in ay ku dhufatay xeebaha Mareykanka iyadoo weli laga cabsi qabo magaalooyin hor leh.
Duufaantan Hurricane Matthew oo bilaabatay Jimcihii ayaa khasaare badan ka geysatay Haiti, Florida, waxaana laga cabsi qabaa Savannah, Georgia iyo South Carolina.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka codsaday shacabka Mareykanka in ay caawiyaan dalka Haiti halkaas oo la sheegayo in ay ku dhinteen ilaa 800 oo qof.




From the comments