Goobjoog

Jadwalka Dhameystirka Dhismaha Maamulka Hirshabelle

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka dhameystirkaa maamulka Hirshabelle oo dhowaan la dhaariyey xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi. Jadwalkan waxaa ku xusan illaa laga…

Jadwalka Dhameystirka Dhismaha Maamulka Hirshabelle

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka dhameystirkaa maamulka Hirshabelle oo dhowaan la dhaariyey xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi.

Jadwalkan waxaa ku xusan illaa laga gaaro 15-ka bisha oo ah maalinta ugu dambeysa ee xilidhibaannada Hirshabelle dooran doonaan madaxweynaha iyo ku xigeennada maamulkaasi.

Hoos ka akhriso Jadwalka:-

 

jamhuu

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments