Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanno badan oo kamid ah gobolkaasi ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.
Degmada Raagaceelle ee gobolka Shabellaha dhexe iyo deegaanno badan oo hoostaga degmadaasi ayaa lasoo sheegayaa iney ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada.
Waxaa deegaannadaasi ka jirta Biyo iyo Raashiin la’aan saameysay dadkii iyo duunyada, iyadoo ay aad u adagtahay in dadku helaan biyo ay cabaan.




From the comments