Wasiirrada Tamarka Dowladaha Qatar, Imaaraadka,Turkiga, Venezuela, Algeria iyo Ruushka ayaa kulan ku yeeshay Magaadla Istanbul ee dalka Turkiga
Kulanka oo ahaa mid albaabada u xiranyahay waxa ay ka wada xaajoonayaan sidii loo dheeli tiri lahaa wax soo saarka suuqa naftada.
Hogaamiyaasha OPEC ayaa toddobaad yadii la soo dhaafay lahaa kulamo xiriir ah oo looga gollahaa ballaarinta heshiis bishii Hore madaxdaasi ay ku gaareen dalka Al-jeeriya kaa oo khuseyay sidii loo dhimi lahaa sicirka naftada dowladaha Ku bahoobay OPEC




From the comments