Goobjoog

Axmed Madoobe Oo Soo Dhoweeyey Doorashadii Aqalka Sare Ee Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, ee xildhibaannada maamulkaasi ku doorteen xubnaha aqalka sare ee dhankooda matali doona. War-saxaafadeed kasoo…

Axmed Madoobe Oo Soo Dhoweeyey Doorashadii Aqalka Sare Ee Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, ee xildhibaannada maamulkaasi ku doorteen xubnaha aqalka sare ee dhankooda matali doona.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in guul ay tahay qaabka ay doorashadaasi u dhacday.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa haweenka ugu hambalyeeyay Halka Kursi ee ay ka heleen 8-da xubnood ee aqalka sare kaga soo aaddey maamulka Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka

jubbaland

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments