Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo ka dhacay magaalada Qardho ee gobolka Bari, kaasi oo geystay khasaare kala duwan.
Gaari nooca raaxada ah iyo mid sidey xamuul islamarkaana si xowli ah ku socday ayaa la sheegay iney isugu dhaceen waddo laami ah oo ku taalla Qardho.
Inta la xaqiijiyey Labo qof oo shacab ah ayaa shilkaasi ku geeriyootay 6 kalena dhaawac ayaa kasoo gaarey sida ay inoo sheegeen Goob joogayaal ku sugan magaalada Qardho.




From the comments