Xafiiska Qramada midoobay ee la dagaalanka maan-dooriyaha iyo denbiyada ayaa waxa uu sheegay in la siidaayey 26 qof ku waas oo la socday markab lagu magaacaabo Nahaam AF3, dadkaan oo ay heesteen burcad badeed soomaali mudo ku dhow 5sano.
Warka ka soo baxay xafiisaka ayaa waxaa lagu sheegay 26 qof oo ka tirsanaa shaqaalaha markabka in lafilaayo in maanto oo Axad ah ay gaaraan magaalada neairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Xafiiska Qaraada midoobay ayaa sheegtay iney ka caawinaaso dowladaha deriska sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha burad badeedka loona horgeyn lahaa cadaaladda iyadoo laraacayo xeerka sharciyada caalamiga .




From the comments