Puntland Oo Soo Dhoweysay Maamulka Cusub Ee Hirshabelle
Sheeko:Dalka
War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhoweeyay maamulka cusub ee Hirshabelle, kaasi oo ka arrimin doona gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.
Waxaa war-saxaafadeedka lagu sheegay in Puntland ay taageero dhan walbo leh la garab istaagi doonto maamulka cusub ee Hirshabelle.
War-saxaafedeedka ayaa sidan u qoran: