Maamulka dugsiga Daa’uud Buule oo waxbarashadiisu ay hakad ku jirto mudo ka badan sanada oo wasaaradda waxbarashada ka dalbaday in dugsiga dib loo howgaliyo.
Maamulaha Dugsiga hoose dhexe ee Daa’uud Buule ee degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelada hoose ayaa sheegay in waxbarashada dugsiga ay hakad ku jirto mudo ka badan sanad ka dib markii ay Hay’addii gacanta ku haysay ay joojisay taageeradii ay siin jirtay dugsiga.
Araday tiradoodu ay kor u dhaafeyso 200 ayaa wax ka baran jiray dugsiga ku waas oo qaarkood ay waxbarasho la’aan ay ku heysto degmada wanlaweyn ee iyo degaanada ku hereereysan sida uu sheegayo maamule cabdi raxmaan oo la hadaly Goobjoog News ,,dugsiga sidiisii ayuu u yaalaa qalabkiisii wuu u dhameystiranayay balse waxaa jirta taageero la,aan waayo ha’addii gacanta ku heysay ayaa joojisay taageeradii ay nasiin jirtay,,




From the comments