Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa amray in la joojiyo diiwaangelinta doorashada Puntland, arrintan ayaa timid saacado uun kadib markii guddiga doorashada heer maamul goboleed ay sheegeen in 12 beelood ergadooda la diiwaangelin doono.
Beelaha qaarkood ayaa dacwo u gudbiyay guddiga khilaafaadka iyagoo sheegay in aaney ku qanacsaneen sida odoyaasha wax u xuleen.
Beelaha waxa ay guddiga u sheegeen in la iska indho tiray magacyada ay beelaha soo gudbiyeen, lana qaatey midda ay odoyaasha jeebka kala soo baxeen.




From the comments