Ardeyda ku nool degmada Caabud Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta u darereen goobohooda waxbarasho kadib mudo sadex maalin ah oo ay guri Joog ka ahaayeen, arrintaas oo timid kadib fal dil ah oo dagmadaasi loogu geystay mid kamida barayasha ku Noolaa dagmadaasi
Axmed Jaamac C/lle Gudoomiyaha gugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Shire Jaamac ee degmada Caabudwaaq oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in maanta ay ku ekeed Mudo Sadex maalina Oo ay horey u go’aansadeen Bahda Waxbarashada ku nool Caabud Waaq in hakad Lagaliyo Waxbarashada, si loo moojiyo darenka ay uga xunyihiin bahda waxbarashada ee Caabudwaaq ku nool falka dilka ah ee lagula kacay bare kamida barayasha Degmada.
Waxa uu hadalkiisa intaa raaciyay In si caadiya uu jawiga waxbarashada ku soo laabtay hada islamarkaana ardeyda maanrta wixii ka danbeya u wadan doonaan waxbarashada sidoodi hore , isagoo arrintaasi ka hadlaayo waxa uu yiri ,,




From the comments