Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari, saakay oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in xaaladdu tahay mid ka deggan sidii shalay, kadib markii maaraakiib dagaal ay duqeeyeen degmadaasi.
Ciidamada sheegtay iney kamid yihiin Daacish ayaa halkaasi dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada, waxaana sidoo kale aanan saakay halkaasi ka jirin wax duqeyn ah.
Shalay waxaa degmada Qandala duqeeyey maraakiib dagaal oo la sheegay in ay yihiin kuwo NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha guud ee ka dhashay duqeyntaasi.




From the comments