Goobjoog

Veronique Lorenzo

Ergeyga cusub ee midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo ayaa waxaa ay warqadaheeda aqoonsiga u gudbisay madaxweyne Xasan sheikh November 3, 2016-kii, haweneydan ayaa badali doonta Michel CervoneDurso. Veronique Lorenzo…

Veronique Lorenzo
03 June 2015 – Belgium – Brussels – European Development Days – EDD – Education – Education for all – Achievements and challenges (2000-2015) – Veronique Lorenzo , Head of Unit for Education , Health and Research , Directorate-General for Development and Cooperation – EuropeAid © European Union

Ergeyga cusub ee midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo ayaa waxaa ay warqadaheeda aqoonsiga u gudbisay madaxweyne Xasan sheikh November 3, 2016-kii, haweneydan ayaa  badali doonta Michel CervoneDurso.

Veronique Lorenzo iyo ninka ay badaleyso waxaa ay u dhasheen dalka Talyaaniga, Cervone Du’rso  waxaa uu jagada hayey laga soo bilaabyo bartamihii 2012-kii ilaa October 2016-ka.

Veronique Lorenzo waxaa ay muddo dheer ka shaqeyn jirtay European Commission  iyadoo ka soo noqotay madaxa qeybaha deegaanka, Caafimaadka iyo Waxbarashada iyo sidoo kale sida qeybta  Cooperation…..waxaa ay 2006-dii ka shaqo bilowday qeybta hor-umarinta goobaha miyiga ah.

Dhanka Waxbarashada:

Wye College ay ka qaadatay Master of Science (MSc), Dhaqaalaha Beeraha 1992-dii, waxaa kaloo ay London School of Economics and Political Science, ee Jaamacadda London ay ka qaadatay Bachelor of Science (BSc), qeybta dhaqaalaha  sanadihii 1986-89-kii.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments