Goobjoog

Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose

Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu…

Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose

Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay, ilaa 8 Xildhibaan ayaa sabtidii la doortay.

gyddi

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments