Puntland: Galmudug Waxay Jebisay Heshiiskii Laga Gaarey Dagaalka Gaalkacyo
Sheeko:Dalka

Maamulka Puntland ayaa goor dhow soo saarey war-xafaadeed ay ku sheegeen in maamulka Galmudug ay jabiyeen heshiiskii Imaaraadka ee lagu xalinayey dagaalladii ka dhacay Gaalkacyo.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Puntland ay beesha caalamka iyo daneeyayaasha nabadda Soomaaliya ay u sheegeyso in ay iska difaaceyso cid walba oo kusoo duusha, islamarkaana aaney mas’uul ka ahayn wax walbo oo ka socda Gaalkacyo.
War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:-