Waxaa si habsami leh Garoowe uga socota doorashada aqalka, doorashada waxaa ay gashay maalintii labaad.
Saaka waxaa lagu ballansan yahay in la doorto labo Xildhibaan, si tirada guud ee qeybta koobaad u noqoto 12 Xildhibaan.
Kurisga 11aad ayaa hadda dhamaaday waxaana ku tartamayey Maxamaed Axmed Kulane , Saciid Faarax Maxamud iyo Cabdicasis Guhaad Maxamud




From the comments