Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle
Waxaa maagalada Jowhar ka dhacay doorashada aqalka sare, waxaa la dooranayaa 8-da ee maamulkaas u matali doonta aqalka sare ee Soomaaliya.
Liiska Xildhibaannada ku guuleystay aqalka sare:
Kursiga 1aad: Cusmaan Axmed Mocow 73 cod
Cabdinur Ibrahim Farey 24 cod
Kursiga 2aad: Cusmaan Maxamed Dufle 85 cod
Jaamac Xusseen Xaashi 12 cod
Kursiga 3aad: Muuse Suudi Yalaxow 91 cod
Xasan Cali Caadle 4
Kursiga 4aad: Prof. Maxamed Cusmaan Faarax 94 cod
Cumar Cusmaan Cilmi
Kursiga 5aad: Maxamed Xuseen Raage 94 cod
Keyse Diiriye Nuur
Kursiga 6aad: Fadumo Cabdiqadir Kulane ayaa ku guuleystay 45 cod ayey heshay
Kursiga 7aad: Maxamed Amin Sh. Cusman waxaa uu helay 98 cod kadib markii uu tanaasulaey Maxamed Xasan Geedi
Kursiga 8aad: Naciimo Ibrahim Yusuf ayaa heshay kadib markii ay tanaasushay Maryan Maxamed Kulow.