Goobjoog

Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Beelaha Galmudug

Waxaa maanta Cadaado lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 3 Xildhibaan ayey doorteen beelaha dega deegaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah. Hadaba Xildhibaanada ku soo…

Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Beelaha Galmudug

Waxaa maanta Cadaado lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 3 Xildhibaan ayey doorteen beelaha dega deegaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah.

Hadaba Xildhibaanada ku soo baxay waa sidan:

Kursiga 1aad: waxaa ku guuleeystay, Ganacsadaha ahna Milkiilaha shirkada Diyaaradaha Jubba Airways Saciid Nuur Giriish oo helay 50 cod

Kursiga 2aad: Mahad Salaad ayaa ku guuleystay 40 cod, isagoo noqday mar kale Xildhibaan, waxaa uu ka adkaaday Cabdiqadir Cali Diiriye

Kursiga 3aad: Qaasim Maxamed Jamac ayaa ku guuleystay kursigan kadib markii uu tanaasulay Cabdirsaq Cabdulahi Jaamac.

Wararka doorashada kala soco, Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments