Goobjoog

Shir Looga Hadlayo Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Socda Magaaladaasi

Guddiga Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Shir Ku Leh Magaaladaasi Shir ayaa iminka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo ay leeyihiin guddiga isku dhafka ah ee maalintii shalay…

Shir Looga Hadlayo Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Socda Magaaladaasi

Guddiga Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Shir Ku Leh Magaaladaasi

Shir ayaa iminka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo ay leeyihiin guddiga isku dhafka ah ee maalintii shalay ay magacaabeen maamullada dariska ah ee Galmudug iyo Puntland.

Qaar kamid ah xubnaha guddigani oo ka kooban 18 xubin oo masuuliyiin, saraakiil iyo waxgarad isugu jira ayaa u sheegay Goobjoog News in iminka shirka uu u soconayo guddigaasi.

Waxa guddigani ay ka wada hadlayaan sidii xaaladda magaalada loo dejin lahaa, ciidamadana look ala rari lahaa.

Kulankani ayaa ah midkii ugu horreeyay oo ay guddiga si caadi ah u yeeshaan.

Wixii soo kordha dib kala soco

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments