Goobjoog

Israa’il Oo Sharciyeysay Dhulalka Dadka Falastiiniyiinta, Isla Markaana Mamnuucdey Aadaanka

Gumeystaha Israa’il ayaa lagu waramayaa in ay sharciyeysteen dhulalka Falastiiniyiinta, iyagoo sidoo kale mamnuucey aadaanka salaadda. Afahayeen u hadlay madaxtooyada Falastiin Nabil Abuu Riida ayaa sheegay in Isra’il tilaabooyinkeeda waalida…

Israa’il Oo Sharciyeysay Dhulalka Dadka Falastiiniyiinta, Isla Markaana Mamnuucdey Aadaanka

Gumeystaha Israa’il ayaa lagu waramayaa in ay sharciyeysteen dhulalka Falastiiniyiinta, iyagoo sidoo kale mamnuucey aadaanka salaadda.

Afahayeen u hadlay madaxtooyada Falastiin Nabil Abuu Riida ayaa sheegay in Isra’il tilaabooyinkeeda waalida ah ay uga dacwoon doonaan qaramada midoobey.

Guddiga Wasiiro ah oo cadawga Isra’il ka tirsan ayaa Axadii meelmariyay sharci ogolaanaya in dhismo ay bilaabaan iyo in Samaacadaha Aadaanka la mamnuuco.

Ra’isul Wasaaraha Isra’il waxaa uu sheegay in sharciga uu fududeeyay in laga nabadgalo waxaa uu ugu yeeray buuqa masaajidyada.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments