Maanta waxaa markii ugu horeysay ay doorashada aqalka hoose ka dhacday maamulka Hirshabeelle, ilaa 7 Xildhibaan ayaa lagu doortay Jowhar.
Xildhibaannada la doortay waxaa ay xulafo soke la yihiin madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, Jowhar waxaa lagu dooran doonaa ilaa 37 Xildhibaan.
Liiska Xildhibaannada lagu doortay Horshabeelle:




From the comments