Ururka dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ayaa waxa uu sheegayaa in kumanaan caruur ah oo ku sugan dalka Nageria ay u geeriyooden macluul iyo cudurro gaar ahaan gobolada ay heysteen ururka BokoHaraam.
Warbixin uu soo saaray Ururkaan ayaa waxa uu ku sheegay in wadanka Nigeria ay kumaan caruur ay u geeriyoodeen Gaajo iyo cudurro kala duwan gaar ahaan waqooyi bari ee dalkaasi oo ay ku xooganaayeeyn Ururka BakoHaraam taasoo awoodi waayeen Hey’addaha gaar gaarka in dadkaasi ay gaarsiin waayeen wax kaalmooyin ah.
Warbixinta uu ururka soo saaray ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay ka dib markii uu baaritaan sameeyey in hadda la ogaaday dhibaatada bani’ aadanimoo ee ka jirta dalkaasi ayn Ha,adaha gargaarka ay ugu baaqayaan in dadkaasi loo gurmado ka hor inta aysan caruur kale oo intaasi ka badan ay macluul ugeeriyoon.




From the comments