Waxaa saaka ay doorasho ka socotaa magaalo madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira, sida Cadaado, Kismaayo iyo Jowhar.
Cadaado waxaa goordhaw lagu doortay Cabdiqadir Gaafow Maxamud oo la dhashay taliyaha sirdoonka Soomaaliya.
Doorashada ayaa sidoo kale, waxaa ay ka socotaa magaalooyinka Kismaayo oo kuraas ka mid ah ay haween keliya ku tartamayaan.




From the comments