Doorashada aqalka hoose ayaa ka soconaysa magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee Galmudug.
Doorashada oo maanta ay ku tartamayaan dhowr musharrax waxaa dhammaantood ay u tartamayaan kamid noqoshada aqalka hoose ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Naciima Maxamed Gacal iyo Sahra Xaaji Maxamed ayaa ku tartamay kursiga koowaad ee maanta waxaana 45 cod ku adkaatay Naciima Maxamed Gacal oo kamid noqotay baarlamaanka cusub.




From the comments