Boqortooyada Dalka Ingiriiska ayaa David Concar u magacawday safiirka dalkaasi u fadhin doona Soomaaliya mudada soo socota.
David Concar oo shaqada la wareegi doona January 2017-ka, waxaa uu badalayaa Harriet Mathews oo xilkaasi horay loogu magacaabay 16 March 2015.
Harriet Mathews ayaa la sheegay in loo wareejin doono xarun kale halka David Concar uu sii wadi doono shaqada ay gabadhaasi ka heysay Soomaaliya.




From the comments