Hal askari ayaa dhintay mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii ciidamada dowladda federaalka qarax lagu la eegtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Qaraxani oo nuuciisa lagu sheegay miinada meelaha fog fog laga hago ayaa la galiyay degmadaasi Xamarweyne meel ay kaga sugnaayeen ciidanka dowladda.
Markii uu qaraxa dhacay ayaa waxaa goobta ku kala cararay dadweynihii ka ag dhowaa.




From the comments