Gadiidleyda Qaar Gobalka shabeellada Hoose ayaa shegay in mudo saddex maalin ah shaqa la’aan ay yihiin kadib roobabkii ugu danbeyay ee ka da’ay gobalkaasi
Wadooyinkii ay isticmaali jireen ayey shegeen in aanan loo isticmaali Karin dhiiqo iyo biyo ka dhashay roobabka xiliga deyrta ee halkaasi ka da’ay.
Gaadiidleyda waxaa ay sidoo kale sheegayaan in waxaa kaliya oo sameyn roobabku aysan ku yeelan wadada laamiga ah ee aada dhanka Marka oo gaadiidleyda shabeellada hoose ay shegayaan in sababo amaan aysan u isticmaali Karin.




From the comments